Home Wararka Maanta Arbetsförmedlingen:- Heerka Shaqo la’anta oo Sare u kaceysa waliar

Arbetsförmedlingen:- Heerka Shaqo la’anta oo Sare u kaceysa waliar

0
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay ahaayeen dhalinyaro da’doodu u dhaxayso 18 ilaa 24.
Jens Sandahl, oo ah maamulaha qaybta shaqaalaha ee xafiiska shaqada ayaa warbaahinta la wadaagay.

Ilaa bilowgii masiibada Corona in ka badan 92,000 oo qof ayaa la ogaysiiyay in Shaqada ka tagayaa.. 477,800 ayaa hadda shaqo la’aan ah sida laga soo xigtay xafiiska shaqada ee dadweynaha.

– Digniintu maaha heer la mid ah gu’ga, marka hirarka digniinta ay Shaqaalaha helayeen ayuu yiri Jens Sandahl, oo ah maamulaha qaybta Shaqada Dadweynaha, oo la hadlay TT.

Waqtigaan la joogo, heerka shaqo la’aantu waa 9.2 boqolkiiba, laakiin tirada ayaa ka sarreysa marka la eego dhallinyarada da’doodu u dhaxayso 18 ilaa 24 – kuwaasi oo heerka shaqo la’aanta ay tahay 13.3 boqolkiiba.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here