Home Wararka Denmark Raisul’wasaarada Denmark oo ugu danbeyn guursatay kadib dhoor mar oo Arooskeeda la...

Raisul’wasaarada Denmark oo ugu danbeyn guursatay kadib dhoor mar oo Arooskeeda la baajiyay

0

Rai’sul wasaarada Denmark Mette Frederiksen ayaa ugu danbeyn guursatay kadib dhoor jeer oo arooskooda u baaqday xanuunka Corona Waxana ay guursatay Filimqaadaha u dhashay Dalkaasi ee Bo Tengberg.

Mette Frederiksen ayaa qabatay Xilka wasiirnimo Sanadkii hore kadib dadaal dheer oo ay u soo gashay waxana arooskeeda uu dhacay jasiirada Zealand.

Tengberg ayaa isna caan ku ah Fimilada taxanaha ah ee Dalkaasi ka baxa isla markana aadka looga daawado.

Somaliska Copenhegan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here