Home News in English Sharci Cusub oo maanta bilowday kaasi oo Qaxootiga Cusub Sameenaya

Sharci Cusub oo maanta bilowday kaasi oo Qaxootiga Cusub Sameenaya

0

laga bilaabo maanta oo bisha tahay July kowdeeda waxaa bilowday Sharciga Cusub ee guuritaanka kaasi oo saameenaya Qaxootiga doonaya in ay ka guuraan Hoyga iyo magaalada ay daganyihiin Qaxootiga sidaasi sameeya ayaa iska dabaridoona nolosha iyo guriga uu dago.

Ku dhawaad 25 Degmo oo ay ku jiraan Malmö iyo Göteborg ayaa u codeeyay in ay diidayaan Qaxootiga ka guuraya Magaaladooda isla markana meel kale dooranaya si uu halkaasi ugu noolaado.

Dowlada ayaa Sharcigan Cusub soo saartay waxaana Qorshaheeda uu yahay sidii isdhexgal feecan loogu sameen lagaa bulshada kala duwan ee ku nool Sweden.

Sharciga ayaa ah mid sidoo kale looga hortagayo Qaxootiga doorta in ay hal meel isku aruursadaan taasi oo dhibaatooyin badan ay ka dhashaan.

Sharcigan Cusub ayaa saameenaya Qaxootiga Cusub waxaana Qofka ku adkaaneysa in uu doorto goob qaas ah ama magaalo gooni ah.

Hallex Berry oo ka tirsan Ajaanibka Sweden ku nool ayaa warbaahinta u sheegtay in Dadka ay ku adkaaneyso bulsho dhexgalka hadii ay doortaan goobo gaar ah lakin waxay sheegtay in Xurnimada ka hor imaaneyso Qofka loo diida goobta uu codsado

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here