Home Wararka Maanta Sweden Qofka uu ku dhacay Xanuunka Corona kuma soo laabanayo Markale

Sweden Qofka uu ku dhacay Xanuunka Corona kuma soo laabanayo Markale

0

kadib Shir jaraa’id oo hay’ada Caafimaadka Sweden ay maanta qabatay ayay ku shaacisay in Qofka uu ku dhaco Xanuunka Corona uusan Mar kale ku soo laandoonin Madama uu Qofkaasi heesto difaaca jirka oo keeni kara in uusan ku dhicin xanuunka.

Sidoo kale Dadka ka ween 70 sano jirka ayaa warbixinta loogu sheegay war farxad u ah kaasi oo dhigaya in ay la kulmi karaan Dadka heesta difaaca jirka ee Xanuunka horay ugu dhacay madama markii hore lasoo saaray in ay jirto halis ku socota dadkaasi iyo kuwa Qaba Xanuunada gaarka ah.

Sweden ayaa bilowday bishii u danbeesay tijaabada Xanuunka Corona si loo ogaado tirada Dadka qaba Xanuunka tijaabadaasi oo si bilaash ah looga bilaabay guud ahaan Xaruumaha Caafimaadka ee Dalka.

Hay’ada Caafimaadka ayaa dhanka kale waxay wadaa soo saarista dawo loogu tala galay in Xanuunka lagu daweeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here