Home Wararka Maanta Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Sweden iyo tirada la diiwaan galiyay...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Sweden iyo tirada la diiwaan galiyay maanta

0

Maanta oo Axad ah ayaana la diiwaan galinin wax dhimasho Korona ah iyadoo Shalay la diiwaan galiyay 20 Dhimasho oo ka dhacday Magaalada Koruna sida ay ku warameyso wakaalada Wararka ee TT.

Tirada dhimashada Coronavirus ee Sweden ayaa mareysa 4,874 marka lagu daro tirada shalay halka tirada qaaday xanuunka ay mareyso 51,614 qof.

Gudiga qaabilsan Corona ayaa Kororka u sababeeyay Baaritaanka laga bilaabay wadanka ee ku aadan Dadka qaba Xanuunka Coronavirus.

Ugu danbeyn qeybta Caafimaadka Deg dega ah ayaa la dhigay 2,278 qof tirada guud.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here