Home Wararka Finland Finland oo Xuduuda u furtay wadamada dariska kana reebtay wadanka Sweden

Finland oo Xuduuda u furtay wadamada dariska kana reebtay wadanka Sweden

0

Dowlada Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Furtay Xaduudeeda laga bilaabo Maalinta Isniinta ee soo socotay sida Warbaahinta TT kasoo xigatay wasiirka arimaha gudaha ee Finland.

Finland ayaa Xadkeeda u furtay dhamaan wadamada Nordica marka laga reebo Dalka Sweden sida warbixinta lagu muujiyay.

Wadamada Yurub ayaa bilaabay Furitaanka Xuduudahooda waxana badankooda ay ku dhawaaqeen 15 bisha june halka kuwa kale ay dib u dhigeen ilaa dhamaadka.

Finland ayaa qaadatay go’an ay horay u gaareen Norway iyo Denmark kuwaasi oo Xuduuda u furin wadanka Sweden.

Somaliska Helisinki

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here