Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo baareysa sida loo go’aamiyo baaritaanka da’da Qofka Qaxootiga ah

Dowlada Sweden oo baareysa sida loo go’aamiyo baaritaanka da’da Qofka Qaxootiga ah

0

Dowlada Sweden ayaa horay u soo bandhigtay baaritaan lagu sameeyo qofka Qaxootiga ee iska dhiiba Dalka kaasi oo mararka qaar sheegta da’da uusan isaga aheyn waxana xiligaasi kadib lasoo saaray go’aano qalad ah oo la xiriirta da’da saxda ee qofka yahay.

Dowlada ayaa quburo u direysa qeybta qaabilsan baaritaanka da’da kuwaasi oo qofka ka qaada dhacaan dhanka jilibka ah ama ilkaha ah si loo soo saaro da’diisa dowlada ayaana go’ankaasi ku dhawaaqday sanadkii 2019.

Baadhayaasha ayaa baaritaan ku sameendoona hay’ada qaabilsan baaritaanka da’da iyagoo kadib sameendoona is barbardhig caalami ah waana hadii najiibada lasoo gudbiyo ugu danbeyn 11 june sanadka 2021.

sida dowlada ay shaacisay waxaa la sameendoonaa dhoor daraasad oo kala duwan iyadoo lasoo gaba gabeendoono 31 may sanadka 2024.

baaritaanka da’da ayaa lasoo saaray wixii ka danbeeyay sanadkii 2015 markaasi oo wadanka iska dhiibeen qaxootiga ugu badnaa taariikhda wadanka.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here