Home Wararka Finland Finland oo qaaday Xayiraada Saaran wadanka qeybo kamid ah

Finland oo qaaday Xayiraada Saaran wadanka qeybo kamid ah

0

War lagu qoray Boga YLE ee Dalla Finaland ayaa lagu shaaciyay in Dowlada ay qaaday Xayiraada saaran wadanka isla markana Fududeysay qeyb kamid ah Xayiraadaha kale oo toos loo qaadi karin kadib mudo dhoor bilood ah oo wadanka xayirnaa.

Shacabka Finaland ayaa loo ogolaaday isku imaatinka Dad gaaraya 50 Qof waxaa kaloo la ogolaaday ilaa 500 boqol oo Qof hadii xaalada markaasi aysan aheyn mid Xun oo keeni karta in Xanuunka Faafo.

Laga bilaabo maalinta isniinta waxaa lafuridoonaa Goobaha Maqaayadaha, Kuwa Kafeyga laga Cabo waa hadii Xaalada ay sii noqoto sida hada.

Finland ayaa kamid ah wadamada sameeyay Xayiraadaha ugu adag marka loo eego dhanka Sweden oo Dowlada aysan Xirin wax maqaayad ah tan iyo inta uu Xanuunka Socday.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here