Home Wararka Denmark Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

0

goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo muslimiin oo qeyb ka tahay Dalka Somaliya sida ay baahisay wasiirada awqaafta ee Somaliya.

inkastoo markii hore la qorsheeyay in bari soon tahay ayaa goor danbe oo caawa lagu dhawaaqay in maalinta bari ay tahay ciid.

guud ahaan shaqaalaha iyo maamulka warbaahinta somaliska.com ayaa dhankooda waxay idin leeyahay ciidan wanaagsan dhamaantiid.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here