Home Wararka Maanta Mamnuucida Booqashada goobaha Dadka waayeelka oo isbadal lagu sameeyay

Mamnuucida Booqashada goobaha Dadka waayeelka oo isbadal lagu sameeyay

0
Mo i Rana 20170609. Eldre dame med gÂstol i gang. Modellklarert til redaksjonell bruk. Foto: Gorm Kallestad / NTB scanpix / TT / kod 20520

tan iyo bishii March bilowgeeda Dowlada ayaa mamnuucday booqashado lagu tago goobaha dadka waayeelka ah Sharcigaasi ayaana isbadal lagu sameeyay maanta oo isniin ah kadib go’an kasoo baxay dowlada.

Dadka Waayeelka gaar ahaan kuwa u muuqda in ay noolaan karaan mudada kooban ayaa loo ogolaaday in booqasho loogu tago.

” Waxaan rabnaa in Dadka Degaanka ay arintaasi ku xaliyaan si dagan ” Iréne Nilsson Carlsson oo ka tirsan qeybta caafimaadka ayaa u sheegtay warbaahinta mar ay ka hadashey go’anka dowlada ee goobaha dadka waayeelka.

ugu danbeyn dowlada ayaa horay u mamnuucday Goobaha lagu hayo dadka waayeelka iyadoo sababta ugu weyn ay aheyd in xanuunka Coronavirus uusan ku faafin goobahaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here