Home Wararka Maanta 28 qof oo ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee dalka Sweden

28 qof oo ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee dalka Sweden

0

maanta oo sabti ah waxaa dhimashada sweden ee corona ku soo korortay 28 qof taasi oo sabab u ah iyadoo ay tahay maalin sabti ah.

ku dhawaad 29,207 qof ayaa laga xaqiijiyay in ay xanuunka Corona qaban sida ay shaacisay hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ee Folkhälsomyndigheten.

waxaa intaasi dheer 1 811 qof oo ku jira xaalada deg dega ah ee loo yaqaano (intensivvård).

Sida caadiga ah waxaa hoos u dhacda tirada corona ee la diiwaan galiyo maalmaha Sabtida iyo Axada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here