Home Wararka Maanta Sweden oo diiwaan galisay 117 qof oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

Sweden oo diiwaan galisay 117 qof oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

0

Dowlada Sweden ayaa maanta diiwaan galisay 117 qof oo dhimasho cusub kuwaasi oo u dhintay xanuunka Corona taasi oo dhimashada guud ka dhigeysa 3364 qof halka uu marayo 29,207 kun tirada guud ee xanuunka qaaday sida uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay la taliyaha Gobolka ee arimaha faafa Andesh.

Andesh ayaa shirka jaraa’id ee maanta waxa uu ku sheegay in 24 saac ee lasoo dhaafay la diiwaan galiyay 625 qof oo kiisas cusub ah.

dhanka Xaalada Deg dega ayaa lagu soo waramayaa in ay ku ku jiraan 1800 kun lakin madaxa qeybtaasi ayaa warbaahinta cadeeyay in ay hoos u dhacday ilaa 400 boqol.

tirada dadka u dhintay xanuunka corona ee Sweden ayaa ka hooseesa sidii hore lakin dowlada ayaa qabta in xanuunka uu wali wadanka ka jiro marka la eego saameyntiisa

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here