Home Wararka Denmark Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0

Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa’id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya kun duulimaad oo shirkada horay uga sameen jirtay qaarada Yurub.

Maamulka Shirkada ayaa intaasi ku daray in ay shaqadooda wax badan ka badalidoonaan si ay kaga hortagaan faafida Xanuunka Corona sida ilaalinta Waji xirka xiliga Garoomada diyaaradaha lagu sugan yahay iyo la shaqeenta Xaruumaha Caafimaadka.

Shirkada Ryanair ayaa kamid ah Shirkadaha ugu raqiisan Duulimaadka Yurub kuwaasi oo duulimaad joogta ah ka sameeya badi wadamada Yurub.

Go’anka Shirkada ayaana muujinaya in isbadal uu ku soo kordhay Xaalada Coronavirus ee yurub.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here