Home News in English Maxaa ka jira in Norway ay Sharciga siisay 1600 qof oo Somali...

Maxaa ka jira in Norway ay Sharciga siisay 1600 qof oo Somali ah

0

Warbaahinta VOA ayaa wareysi ay dhawaan bixisay ku shaacisay in Somali gaareysa 1600 kun oo Somali ah ay dowlada Norway ka heleen sharciga wareysigaasi oo warbaahinta somalida qaateen ayaa noqday mid si weyn ugu baahay warbaahinta kala duwan ee Somalida.

dadka helay sharciga ee ku nool Norway ayaa ah kuwa wadanka horay ugu noolaa oo sharciga dalka heestay lakin dib looga ceshtay kadib markii dowlada norway ay sheegtay in xaalada dalalkooda dib loo eegayo madama nabad ka jirto gaar ahaan magaalada muqdisho sida Somaliska.com kasoo xigatay warbaahinta gudaha.

ku dhawaad 600 boqol ayaa ka haray in sharciga loo soo celiyo marka la eego tirada guud oo ah 1600 qof kuwaasi oo horay loogu wargaliyay in sharcigooda dalka dib u eegis lagu sameenayo waxana dadkaasi sharcigooda la siiyay kadib go’anka dowlada norway u gudbisay hay’ada UDI oo qaabilsan arimaha Qaxootiga Dalka.

Norway ayaa kamid ah wadamada aadka ugu liito qaxootiga waxana Dadka somalida ee ku nool Dalka qaarkood laga ceshtay sharciga halka kuwa kale si xoog ah dib loogu celiyay dalka Somaliya.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here