Home Wararka Denmark Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0

Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka wararka Somaliska kuwooda Qaxootiga iyo Wararka caadiga.

Inta lagu guda jira bisha Ramadaan waxaa sii wadidoonaa wararkeena iyo sidoo kale Barnaamijyo ku saabsan Bisha Ramadaan.

dhanka kale iyadoo lagu jiro xili adag waxaa naga go’an tabinta xaalada ugu danbeesay ee ka jira Wadamada scandinavian ee dhanka corona iyo arimaha Qaxootiga.

Somaliska Stockholm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.