Home Wararka Denmark Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0

Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad ah taasi oo markii hore la dhaleeceeyay habkaasi aysan ku xirin dalka.

Aqoon yahano u dhashay Dalalka Norway iyo Denmark ayaa qorsho wanaagsan ku tilmaamay Habka Sweden ula macaamiltay Caabuqa Corona.

Sababtaasi ayaa lagu sheegay madama Norway iyo Denmark dib loo furay hada lagana Cabsi Qabo in hada ay kororto Dhimashada arintaasi oo lagu macneeyay in dad badan uusan ku dhicin xanuunka uu hada gaari karo halka Sweden uu ku dhacay tirada uu ku dhici lahaa isla markana ay ku dhinteen Dadkii ku dhiman lahaa.

Sweden ayaa sidoo kale lagu amaanay in ay dhaqaalaha Dalka ay miisaantay xili dhanka kale ay la tacaashay Xanuunka COVID-19  sida uu sheegayo kartin oo u dhashay Denmark.

Inkastoo dib loo furay Norway iyo Denmark hadana waxaa ka jirta Cabsi la xiriirtay in goobaha waayeelka uu xanuunka hada gaari kato.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here