Home Wararka Maanta Sweden 29 Qof oo ku soo korortay tirada Dhimashada Xanuunka Coronavirus

Sweden 29 Qof oo ku soo korortay tirada Dhimashada Xanuunka Coronavirus

0

Hay’ada Caafimaadka Daweynaha ee Folkhälsomyndigheten ayaa ku dhawaaqday in 29 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden taasi oo tirada guud ka dhigeysa 1540 Qof.

Folkhälsomyndigheten ayaa shirka Jaraa’id ee galabta ku xaqiijisay in tirada guud ee qaaday xanuunka ay mareyso 14,385.

Tirada ku jirta Xaalada deg dega ee Xanuunka ayaa mareysa 1079 Qof.

Ugu danbeyn Xaalada Coronavirus ee wadanka ayaa hoos ugu soo dhaceyso sidii hore iyadoo Dadka ugu badan ee u dhintay Xanuunka ay yihiin dadka waayeelka sida ku cad warbixinada ugu danbeeyay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here