Home Wararka Maanta Qaxootiga Norway oo laga joojiyay Wareysiyada laanta socdaalka

Qaxootiga Norway oo laga joojiyay Wareysiyada laanta socdaalka

0

Hay’ada Laanta Socdaalka Norway ayaa shaacisay in ay joojisay ama Hakisay guud ahaan wareysiyada laga qaadi lahaa qaxootiga iska dhiibay dalka ee mudada loo qabtay.

ku dhawaad 496 qof ayaa iska diiwaan galiyay laanta socdaalka waxana dhamaantood lagu sameeyay karantiil mudo 14 cisho ah si looga xaqiijiyay caabuqa coronavirus.

Sababta ugu weyn ee loo joojiyay Wareysiyada Qaxootiga ayaa lagu sheegay Cudurka Coronavirus laanta UDI ayaa intaasi ku dartay in lasii wadayo dadka kiisaskooda laga gaarayo go.anka.

Dowlada Norway ayaa joojisay dhoor Shaqooyin oo muhiim u ah bulshada waxana kamid ah Xaritaanka goobaha bulshada iyo iskuulada waxbarashada.

wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here