Home Wararka Maanta Norway:- 200 Qof oo Somali ah ayaa laga helay Cudurka Coronavirus

Norway:- 200 Qof oo Somali ah ayaa laga helay Cudurka Coronavirus

0

Dowlada Norway gaar ahaan laanta Caafimaadka Dadweynaha ayaa soo saartay warbixinteeda tirakoobka dadka uu ku dhacay Caabuqa coronavirus waxana 200 qof oo kamid ah dadkaasi lagu sheegay in ay yihiin somali.

Laanta Caafimaadka Dadweynaha ayaa sheegtay in 4655 qof uu ku dhacay xanuunka gudaha Norway 829 kamid ah ay yihiin Ajanabi halka 200 ay sii yihiin Somali.

boqolkiiba 24% kamid ah Dadka uu ku dhacay Xanuunka ayaa ah Somali marka la eego warbixinta Warbaahinta gudaha ayaana maanta qoraya in Somalida ay yihiin ajaanibta ugu badan ee cudurka ku dhacay.

Wadamada ayaana u kala horeeya sidan Somaliya 201, Sweden 41, Ciraaq 37 qof, iiraan 36, Filipin 31, Denmark 30.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here