Home Wararka Maanta Daawo:- Dowlada Norway oo soo bandhigtay Habka ay Lacagta ku heli karaan...

Daawo:- Dowlada Norway oo soo bandhigtay Habka ay Lacagta ku heli karaan Dadka Shaqada laga fadhiisiyay

0

Dowlada Norway ayaa soo ban dhigtay Hab Cusub uu Qofka ku heli karo ama uu ku codsan karo Lacagtiisa Mushaharka Madama Dad badan laga fadhiisiyay Shaqooyinka Sababo la xiriira Caabuqa Coronavirus.

Habka Cusub ee Dowlada soo bamdhigtay ayaa meesha ka saaraya guud ahaan Sharuudaha adkaa ee laga rabo qofka Dalbado lacagta xiliga uu shaqada ka maqan yahay.

Halkan Riix ka Daawo Muuqaalka Habka loo codsado Lacagtaasi.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here