Home Wararka Maanta Rai’sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

0

Ra’iisal wasaaraha dalka Stefan Löfven (S) ayaa caawa fiidka waxuu qaranka kala hadli doonaa telefishinka SVT iyada oo khudbadiisu ku saleysan tahay cudurka Corona virius.

Khudbada oo ah dhererkeedu yahay shan daqiiqo ayaa waxaa si toos loogu tebinayaa SVT2 iyo SVT Play marka ay saacaddu tahay 21.15, sida uu sheegay telefishinka SVT.

Helena Olsson oo ah barnaamij dalbe ka howlgasha telefishinka ayaa sheegtay in imminka xaalad caadi ahayn ka jirto Sweden taasi oo curyaamisay Sweden iyo caalamkaba marka ay muhiim tahay in la dhageysto hadalka sida tooska ra’iisal wasaaraha ula hadlayao qaranka.

Telefishinka ayaa sheegay in aysan jiri doonin fursad tan oo kale ah oo ay ku hadlayaan hoggaamiyayaasha kale ee siyaasadda dalka waayo khudbad ra’iisal wasaaraha ma ahan mid doorasho ka hadleysa waana arrin ay isku raacsan yihiin xisbiyada dalka.

Lasoco Khudbadiisa oo turjuman

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here