Home News in English Norway ” Hala Musaafuriyo Darawalada Ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka”

Norway ” Hala Musaafuriyo Darawalada Ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka”

0

Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in la musaafuriyo darawalada ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka kuwaasi oo heesta sharciyada ku meel gaarka ah sababta ayaana ka danbeesay kadib markii ay soo kordheen shilal gawaarida ay kaxeeyaan.

Wasiirka Cadaalada Norway Monica ayaa sheegtay in Dowlada ay qorsheeneyso Musaafurinta Darawalada ajaanibta ee heesta sharciyada ku meel gaarka ah kuwaasi oo lagu qabtay sharci jabinta wadooyinka ama geesta shilal halis ah.

Shirkadaha ka shaqeeya Xamuulka ayaa markasta doorbida kuwa ajanabiga ee kasoo jeeda yurubta bari marka loo eego kuwa kale ee norwajiga sababta ayaana ah in ay qarasha ahaan ka raqiisan yihiin.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here