Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Degmada Sollentuna ee Caasimada Stockholm

Qof lagu toogtay Degmada Sollentuna ee Caasimada Stockholm

0

Wararka laga helayo Degmada Sollentuna ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof dhalinyaro ah falka oo ka dhacay goob laga raaco basaska.

Qofka la toogtay oo da’diisa lagu sheegay 20 sano jir ayaa u dhintay dhaawaca kasoo gaaray toogashada loogu geestay goobtaasi laga raaco basaska.

Halka falka uu ka dhacay waxaa ku sugnaa dad badan kuwaasi oo arkayay qofka falka geestay oo goobta ka baxsaday marka uu weerarka geestay kadib.

Wax yar kadib markii uu falkaasi dhacay waxaa goobta soo gaaray Booliska Degmada kuwaasi oo wali ku geeleysan qabashada dadka falkaasi ka danbeeyay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here