Home News in English Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga...

Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga saarayo Guryahooda.

0

Hay’ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay xukunka Maxkamada laanta Socdaalka oo dhigaya in 400 boqol  oo Qof laga saaro guryaha ay daganyihiin isla markana laga jaro Lacagaha ay ka qaataan Dowlada.

Qaxootiga laga gaaray go’anka waxaa kamid ah dhalinyaro dhigata iskuulka sare kuwaasi oo ah Sharci sugayaal mudo dheer.

War kasoo baxay Migrationsverketka ayaa lagu sheegay in go’ankaasi uu yahay mid ay gaartay Maxkamada sare.

Dhibaatada ugu xoogan ee xiligan ayaa ah sida Degmooyinka wadanka ay dadkaasi ula tacaali karaan mar hadii go’an laga gaaray.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here