Home Wararka Maanta Qof Lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow Booliska oo ka hadlay

Qof Lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow Booliska oo ka hadlay

0

Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow oo Caawa ah Booliska ayaa hada ku sugan goobta uu Falka toogashada ka dhacay iyagoo ka kooban Cutubyo kala duwan

Qofka la toogtay ayaa lagu qaaday ambalaas,” sida uu sheegay Torsten Hemlin oo ka tirsan booliska gobolka.

Markay ahayd 19.46, bilayska ayaa la ogeysiiyay falka ka dhacay Skiljebo oo ka tirsan Västerås ka dib toogashada marka ay dhacday. Goobta ayaana lagu arkay nin dhaawac ah oo rasaas ooda looga qaaday kaasi oo isbitaal ambalaas loo qaaday.

Torsten Hemlin, oo ah taliyaha booliska ee gobolka RLC ayaa yidhi: “Waxaa loo qaaday cusbitaal, lakin maahan dhaawiciisa mid sababi kara dhimasho,” ayuu yidhi Torsten Hemlin, taliyaha booliiska ee RLC ee gobolka.

Baadhitaan horudhac ah oo la xidhiidha isku dayga dilka ayaa hadda ka bilaawday goobta.

Ma jiro qof looga shakisan yahay falkaan oo la qabtay

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Västerås

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here