Home News in English Barlamaanka Sweden oo dhaqan galiyay Sharci Cusub oo Bilaabanaya 1 Bisha March

Barlamaanka Sweden oo dhaqan galiyay Sharci Cusub oo Bilaabanaya 1 Bisha March

0

Baarlamaanku Sweden ayaa ogolaaday
sharci cusub oo ku saabsan argagixisada.
Kaasi oo bilaabanaya1-da Maarso, sharciga ayaana dhaqan galaya waqtigaasi.

Horay ayaa loo haystay sharcigan oo kale oo looga soo horjeedo Kooxaha Argigixisada Laakiin sharcigan cusub ayaa joojinaya dambiyada kale, dowladda ayaa aaminsan in isbadal Cusub uu soo kordhin karo.

Sharciga ayaa Noqonaya mid ku saabsan
daryeelka hubka, guryaha ay dagaab, Gawaarida ay wataan kooxahaasi iyo Qodobo kale oo ku aadan Kooxaha Argigixisada.

Sharcigan Cusub ayaana imaanaya iyadoo Wadamada Yurub ay ku jiraan la tacaalida Kooxaha Argigixisada ee kasoo cararaya Dalka Suuriya iyo Ciraaq

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here