Home News in English Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu...

Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu soo celiyay Dalka

0

Khilaaf ayaa ka jira Xisbiyada ka dhisan Dalka Norway waxaana taasi ay keentay in Xisbiga FRP uu ka baxo dhismaha Dowlada hada dhisan ee Hogaamiso Erna Solberg.

Muranka Dowlada ayaa waxa uu ka bilowday Hooyo loo soo qaaday Norway oo ka tirsan Kooxda Daacish taasi oo soo raacday Caruur yar a dhashay oo Xanuunsan.

Xisbiga Frp oo Shir jaraa’id qabtay wax yar kadib kulan ay yeesheen ayay kaga hadleen guulaha ay gaareen waxana intaasi kadib ku dhawaaqday in Dowlada dhisan ay iskaga baxeen.

Gudoomiyaha Xisbigaasi Siven Jensen ayaa shirkeeda waxay kaloo ku sheegtay in aysan diyaar u aheen Mooshin Dowlada ah.

Haweeneydan laga soo qaaday Gudaha Suuriya ayaa dood adag ka abuurtay Xisbiyada Dalka Norway.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here