Home Wararka Maanta Booliska Sweden oo soo saaray Tirada Dadka lagu dilay Toogashada Sanadkii hore

Booliska Sweden oo soo saaray Tirada Dadka lagu dilay Toogashada Sanadkii hore

2

Tirakoobka booliiska Sweden ayaa lagu soo badhigay tirada Dadka lagu dilay toogashada sanadka 2019 waxaana soo uruuriyay waaxda howlgalka qaranka, NOA.

hubka ayaa la adeegsaday 334 jeer, 42 ka mid ayaa lagu dhintay 120 kalena waa lagu dhaawacmay.

Tirakoobka ayaa la mid ah heerka dhimashada ee sanadkii 2017 iyo 2018.

Intooda badan waxaa lagu diley aagga Stockholm halkaas oo 16 ay ku naf waayeen, waxaa ku xigey aagga  koonfurta sweden halkaas oo 11 qof ay ku dhinteen rasaas.

2019

Waxaa La diley 42                      

Waxay Waxyeello soo gaadhay 120                                

Tirada rasaasta 334

2018

Waxaa la diley 45                       

Waxay Waxyeello soo gaadhay 135                                

Tirada rasaasta 306

2017

Waxaa la dilay 43                      

Waxay Waxyeello soo gaadhay

Tirada rasaasta 324

Somaliska Stockholm

AD

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here