Home Wararka Maanta Hooyo iyo Caruur ay dhashay oo gaari ku jiiray Magaalada Falköping

Hooyo iyo Caruur ay dhashay oo gaari ku jiiray Magaalada Falköping

0

Hawewney iyo ubadkeeda oo ku dhex jiray gaariga caruurta ayaa xalay loola cararay cisbitaalka magaaladda Falköping ka dib markii gaari uu ku jiiray bartmaha magaaladaasi.

Shilka ayaa waxuu ka dhacay wadada  Wetterlinsgatan ee ku taalla xaafadda ajaaniibta ku badan tahay ee magaaladda kolka ay saacaddu ahayd 17.15 ama shanta galabnimo oo uu la jiro rubuc.

– Darawalka wuu ka cararay goobt, waxaa sidaasi yiri  Andreas Olovsson, oo ah taliyaha booliska ee Skövde.

Darwalka waday gaariga cararay ayaa imminka ah dambiile la tuhusan yahay. Waxana raadintiisa ku guda jira booliska.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here