Home News in English Sharci Cusub ” Waxaan Rabnaa in Waalidka lagala tashan Caawinta Caruurtooda

Sharci Cusub ” Waxaan Rabnaa in Waalidka lagala tashan Caawinta Caruurtooda

0

Dawladdu Sweden ayaa rabta in adeegga bulshada ee (Socialtjänsten) ay awoodaan inay caawiyaan carruurta iyada oo aan waalidkood la weydiin ama lagala tashan Caawintaasi.

Dowladdu waxay kaloo dooneysaa in Adeegyada Bulshada ay awood Khasab ah u yeeshaan taageerada ay helayaan Caruurta.

Sweden ayaa rabta inay baarto Hindisaha  hadii uu sharci cusub u noqon karo si Caruurta u helaan Caawin.

– Waa in la caawiyo carruurta dhibaataysan.
Waxaan rajaynayaa inay waalidku fahmaan arrintaas, ayay tidhi wasiir adeega Bulshada
Lena Hallengren.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here