Home Wararka Maanta Hogaanka Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo dowlada ku weeraray Toogashada ka dhacday...

Hogaanka Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo dowlada ku weeraray Toogashada ka dhacday Malmö

0

Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson ayaa weerar culus ku qaaday dowladda kadib dilkii toogashada ee Malmö. Kristersson ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray inuu “aad u murugoonayo oo uu xukumay dhibaatadaasi”.

Kristersson waxuu qoray in  aad loogu baahnaan lahaa kalsoonida in dib loogu soo celiyo gacan ku haynta meelaha nugul “

“In kasta oo ay waxaasi dhacayaan, ayay dawladdu ka fadhiisaa , isla markaana jabisaa qodobbada 73-aad!”, Ayuu qoray, isaga oo tixraacaya heshiiskii Janaayo.

Kristersson ayaa aaminsan in wasiirada cadaalada iyo arimaha gudaha inay codsadaan ogolaansho iyo ilo ay ku “burburin karaan burcadda ayna ku xirikaraan kuwa wax dila” – ama waa inay iscasilaan.

hogaamiyaha Moderaterna ayaa diiradda saaraya Raiisel Wasaaraha Stefan Löfven iyo Dowladiisa (S):

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here