Home News in English Moderaterna oo doonaya in la tarxiilo Ajaanibta geesta Dambiyada iyo Mamnuucida Qamaar...

Moderaterna oo doonaya in la tarxiilo Ajaanibta geesta Dambiyada iyo Mamnuucida Qamaar ee Iskuulada

0

Xisbiga Moderaterna ayaa  sheegay in ay rabaan inay adkeeyaan qawaaniinta magangalyo-doonka ee dambiya gala.
sida ay sheegtay afhayeenka siyaasada socdaalka ee xisbiga Maria Malmer Stenergard.

– Waxa aannu uga jeednaa, haddii aad dembi geysato oo heerka ciqaabtu gaadhay heer xabsi, markaa waa in si fudud laguu tarxiilo, ayay tidhi afhayeenka arrimaha socdaalka, Maria Malmer Stenergard.

Moderaterna ayaa sidoo kale go’aansaday inay rabaan in baaritaan lagu sameeyo mamnuucida Qamaarka iyo Xcaruurta ku jirta iskuulada iyo iskuulka Xanaanada Tani ayaa ahayd mid ka mid ah qodobbada soo jiitay wakiillada ka socda xisbiga.

Alexandre Anstrell oo ka soo jeeda Degmada Stockholm ayaa tiri ” Qamaarka ma tixgelinayo Haweenka wax aanan ka aheyn dulmi

Xisbiga ayaa kulankiisa ku soo bandhigay Qodobo badan oo muhiim ah kuwaasi oo donayaan in isbadal lagu sameeyo waxaana kamid ah canshuurta oo la yareeyo .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here