Home Wararka Maanta Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Degmada Täby ee Caasimada Stockholm

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Degmada Täby ee Caasimada Stockholm

0

Sharci Cusub ayaa ka bilaabanaya Degmada Täby kaasi oo lagu Mamnuucayo Dadka dawarsada ama tuugsada ee Degmada ku nool waana Degmadii labaad ee Sharcigan laga codeeyay.

Xisbiyada kala ah Moderaterna,Kristdemokraterna iyo Sverigedemokraterna ayaa Sharciga u codeeyay Waxaana sidoo kale Sharcigan lagu Mamnuucay Dharka la aruuriyo iyo Caagadaha ama daasadaha.

Sharciga Cusub ayaa bilaabanaya bilowga Sanadka Cusub ee 2020.

Erik Hansson oo ah Cilme baare ayaa sheegay in Mamnuucida tuugsiga aysan saameen ku yeelaneenin dadka faqiirka ah madama dhoor mar la mamnuucay tan iyo qarnigii 17 aad.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here