Home News in English Sweden oo dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo Qaxooti ah

Sweden oo dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo Qaxooti ah

0

Dowlada Sweden ayaa dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo qaxooti ah kuwaasi oo Qaxooti ahaan horay iskaga dhiibay Dalka lakin loo diiday Codsigooda Magangalo.

Dadkaan oo kasoo jeeda Dalka Afghanistan ayaa diyaarad waxay ka qaaday Sweden waxana laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo ka hadashay arintaasi ay sheegtay in Dadkaasi looga baahneen joogitaanka Sweden.

Joornalka DN oo la hadkay qaar kamid ah Dadka la tarxiilay ayaa sheegay in dadkaasi ka Cabsi qabeen Dalkooda isla markana ku fakarayeen in ay dib uga soo laabtaan Dalkooda marka la geeyo halkaasi.

Tarxiilida Dadkaasi ayaa ku soo aadeysa iyadoo Axadii lasii dhaafay ay 12 Qof ka baxsadeen goob ku taalla Märsta oo gacanta ku heyso laanta Socdaalka ee Migrationsverket.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here