Home News in English Moderaterna ”Qofka Sheega Kooxaha Gangiska ee dambiyada geesta waa in Xogtiisa la...

Moderaterna ”Qofka Sheega Kooxaha Gangiska ee dambiyada geesta waa in Xogtiisa la qariyaa”

0

Iyadoo Sweden ay kamid tahay wadamada sida aadka ah uga dhacaan Falalka ay geestaan Kooxaha gangiska ayaa Xisbiga Moderatka waxa uu soo jeediyay in Xisbiyada ka shaqeeyaan joojinta Kooxahaasi si wadajir ah.

” ma wanaagsana in aan ka hadalno oo kaliya waxa dhacaya lakin waxaa feecan in aan sameeno Ficil ” sidaasi waxaa yiri Ulf Kristerson oo ku sugan Strängnäs.

Dhanka kale Xisbiga Moderaterna ayaa doonaya in la qariyo qof kasta oo soo sheega Kooxaha Gangiska taasi oo keeni karta in dad badan ku dhiiradaan hadii la qariyo xogtooda.

Ulf Kristersson ayaa Email u diray Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna taasi oo ku aadan sidii wadajir looga shaqeen lahaa joojinta Kooxaha Gangiska ah.

Xisbiga S oo ka jawaabay Codsiga M ayaa ku baaqay Shir ku saabsan Kooxaha gangiska kaasi oo dhexmara dhamaan Xisbiyada marka laga reebo xisbiga Cunsuriga ee SD.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here