Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo dooneysa in la adkeeyo Sharciga iyo Ciqaabta Daroogada

Dowlada Sweden oo dooneysa in la adkeeyo Sharciga iyo Ciqaabta Daroogada

0

Dowlada Sweden ayaa dadaal xoogan ugu jirta adkeenta Sharciga lagu Ciqaabo dadka Dalka keena Daroogada ama in la joojiyo.

Dowlada ayaa dooneysa in booliska loo fududeeyo joojinta daroogada isla markana wax laga badalo Sharciga Dalka ee ku aadan Awooda Booliska.

Go’anka Dowlada ayaa imaanaya xili Qoysas badan ay ku jiraan dhibaato dhanka Daroogada sida uu sheegay wasiirka Arimaha gudaha Sweden Mikael Damberg.

” waxaa jira wadamo badan oo Dalkooda u fasaxay Xashiishka lakin taasi kama dhaceyso Sweden” ayuu yiri Mikael Damberg

.Xisbiga Moderaternas ayaa dhankiisa u arka mid Feecan in Dowlada Joojiso Daroogada isla markana la Ciqaabo Qofkii lagu qabto.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here