Home Wararka Maanta Borlänge Qof u dhintay toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada

Borlänge Qof u dhintay toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada

0

Warar laga helayo Caasimada Borlänge ayaa sheegaya in toogasho ka dhacday banaanka hore mool laga adeegto oo ku yaalla bartamaha magaalada.

Toogashada ayaa dhacday aroorta hore ee saaka oo isniin ah Waxana laga maqlay qeybo kamid ah magaalada sida uu sheegay booliska.

Rasaasta kadib Qof dhaawac ah ayaa laga helay Centerka laga adeegto ee magaalada dhaawaca ayaana dhintay markii la geeyay isbitaalka.

Qofna looma qaban qofkaasi saaka lagu toogtay magaalada Borlänge lakin Booliska waxa uu sheegay in ay bilaabeen baritaan la xiriira falkaasi.

Somaliska Borlänge

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here