Home News in English Gotenborg Darawal Bus oo Mobile Laga duubay Isagoo Akhrisanaya Joornal

Gotenborg Darawal Bus oo Mobile Laga duubay Isagoo Akhrisanaya Joornal

0

Mid kamid ah Darawalada Kaxeeya Basaska ee Caasimada Gotenborg ayaa laga duubay Mobile Xili uu Akhrisanayay Joornal iyo Warqado.

Darawalka ayaa Kursiga Gaariga Saartay Warqad iyo Qalin waxana uu ku Mashquulsanaa Qoraalka xili uu waday Baskaasi.

Mid kamid ah Rakaabka ayaa Mobilkiisa ka duubay dhacdadan waxana uu la wadaagay Talafashinka SVT oo warbixin ka diyaariyay.

Muuqaalka waxaa ku jiray Darawalka oo dhoor jeer Akhrinaya Qoraalka Warqada isagoo dareen gooni ah Siiyay.

Qeybta Shaqaalaha ee Shirkada Basaska ayaa hada Bilowday Baaritaan la xiriirra Falkaasi dhacay oo Mamnuuc ka ah darawalada Basaska.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpaldet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here