Home News in English Waalidka oo Fasax ku qaadan kara Caruurta aysan dhalin ee Guriga kula...

Waalidka oo Fasax ku qaadan kara Caruurta aysan dhalin ee Guriga kula nool

0

Sharciyo badan ayaa la filayaa in bisha July bilowgeeda uu ka dhaqan galo dalka Sweden shariyada waxaa kamida ah kuwa saameyn ku leh bulshada qeebaheeda kala duwan.

Mid kamid ah Sharciyada bilaabanaya bishan Waxaa kamid ah Sharciga Waalidka xaq u siinaya in ay fasax ku qaataan u badka aysan dhalin ee kula nool gurigooda.

Dowlada ayaa u ogolaatay in Qofka Shaqeeya uu fasax ku qaadan karo Caruurta kula nool Guriga fasaxaasi oo lamid ah midka waalidka caadiga ay ku qaataan ubadka ay dhaleen.

Sidoo kale Qofka heesta caruurta uusan dhalin ayaa helaya guno lamid ah ama lacag lamid ah mida ay qaataan waalidka heesta caruurta ay dhaleen

Sharciga ayaa fursad siinaya Waalid badan oo heesta caruur aysan dhalin kuwaasi oo soo korsadeen ama siyaabo kale ku helay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here