Home News in English Dowlada Cusub ee Denmark oo ka laabatay Sharciga Qaxootiga lagu geenayo Jaziirada...

Dowlada Cusub ee Denmark oo ka laabatay Sharciga Qaxootiga lagu geenayo Jaziirada Lindholm

0

Sanadkii hore Dowlada Denmarka ayaa soo jeedisay Sharci cusub kaasi oo dhigaya in Dadka heesta Dambiyada iyo kuwa kale ee wadanka ka geesta dhibaatada la geeyo jasiirada Lindholm ee lama dagaanka.

Sharciga oo ahaa mid saameyn xoogan leh Ayey dowlada waday qorshe uu ku dhaqan galayo taasi oo dad badan wal-wal ku abuurtay.

Dowlada Cusub ee Dhawaan ku guuleysatay Dalka ayaa hada badashay Sharcigaasi iyadoo guud ahaan meesha ka saaray ku dhawaaqday in dib looga laabtay.

Xisbiyada garabka Bidix ee ku guuleestay doorashada oo yeeshay kulankooda caadiga ayaa ku heshiiyay in sharcigaasi dib looga laabto madama uu yahay mid dhibaato u keenaya Denmark.

Tilaabada ay qaaday Dowlada ayaa ah mid fursad siineysa Qaxootiga badan oo dalka ku nool kuwaasi oo nolol ku heesta inkastoo sharciga uu ka maqanyahay.

Somaliska Copenhegan

Xigasho/DK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here