Home Wararka Maanta Booliska Malmö oo qof ku toogtay Bartamaha centralstation-ka ee Magaalada

Booliska Malmö oo qof ku toogtay Bartamaha centralstation-ka ee Magaalada

0

wararka laga helayo bartamaha magaalada Malmö ayaa sheegaya in halkaasi ay booliska ku toogteen qof kaasi oo la dhigay isbitaalka.

Ninka la toogtay ayaa hanjabaad sameenayay waxana goobta gaaray booliska kaasi oo markii danbe qasab ku noqotay in uu toogto ninkaasi sida uu sheegay Calle Persson oo booliska ka tirsan.

bartamamaha steeshinka Malmö ayaa la xiray guud ahaan waxana ka kala cararay dadka iyadoo halkaasi laga bilaabay baaritaan xoogan.

Booliska ma sheegin nuuca dhaawaca ee gaaray ninkaasi oo ilaa hada kala cadeen inkastoo loola cararay isbitaalka.

Toogashada maanta ayaa ku soo aadeysa xili koonfurta caasimada Stockholm ay ka dhacday toogasho kale sida uu qoray joornalka Aftonpladet.

Somaliska Mlmö

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here