Home News in English Doorashada Denmark oo looga adkaaday Cunsuriyiinta iyo Qaxootiga oo rajo yeeshay

Doorashada Denmark oo looga adkaaday Cunsuriyiinta iyo Qaxootiga oo rajo yeeshay

0

Doorashada Dalka Denmarka ayaa lagu kala adkaaday kadib markii lasoo dhameeyay tirinta Codadka Doorashada Barlamaanka oo la qabtay.

Xisbiyada midigta Fog ee Qaxootiga kasoo horjeeda isla markana mudo 8 sano dalkaasi hayay ayaa looga adkaaday doorashada Barlamaanka.

Xisbiyada Garabka Bidix ayaa helay 91 kursi oo Barlamaanka Halka kuwa kale ee midigta fog ay heleen 79 cod taasi oo ka dhigan in Raisal wasaaraha Dalka lars lokke rasmussen oo xilkasi baneeyo.

Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokratiet ayaa la filayaa in ay xilkaasi qabto dhawaan iyadoo taasi keeni karto in isbadal uu ku dhaco qorshaha Qaxootiga ee Dowlada oo hada aad u adag.

Somaliska Copenhegan.

Xigasho/DN

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here