Home News in English Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka

1

Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi.

Dowlada Sacuudiga ayaa dhankeeda shaacisay in maalinta bari ay tahay maalinta koobaad ee bisha Shawal dhanka waqooyi bari ee Dalka kenya waxaa laga arkay bishan.

Guud ahaan Maamulka Somaliska iyo Wariyaasheena ayaa idinla wadaagaya munaasibada Ciidul Fatriga oo ku beegan maalinta bari.

Warbaahinta Somaliska ayaa markale idin balan qaadeysa warar xiiso leh oo ku aadan Xaalada Somalida ku nool Yurub iyo scandinavian ee dhanka sharciyada.

Ciid Wanaagsan.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here