Home Wararka Maanta Degmada Jönköping labo qof oo lagu dhaawacay Toorey iyo sida wax u...

Degmada Jönköping labo qof oo lagu dhaawacay Toorey iyo sida wax u dhaceen

0

Wararka laga helayo Kamuunka Jönköping ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu weeraray labo qof weerarkaasi oo ahaa iskuday dil oo loo adeegsaday toorey/mindi.

Weerarka ugu horeeyay ayaa ka dhacay nawaaxiga Nässjö fiidnimadii Xalay xiligaasi oo booliska heleen digniin sheegeysa in qof toorey lagu weeraray.

Booliska oo gaaray goobta ayaa la kulmay Qof dhaawac ah kaasi oo isbitaalka loo qaaday lakin laguma guuleysan in uu ka badbaado.

Isla Xalay abaaro 03:00 Saqda dhexe ee xiliga Gislaved weerar kale ayaa loo geestay 25 sano jir kaasi oo Tooreyda looga dhuftay Caloosha.

Booliska deegaanka ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan iyadoo labo qof loo xiray weeraradaasi dhacay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here