Home News in English Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan

Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan

0

Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan.

Dalka Somaliya Wasaarada Awqaafta ee Somaliya ayaa ku baaqday in Bari ay tahay Maalinta ugu horeysa ee Ramadaan Sida Somaliska kasoo xigatay warbaahinta Dowlada.

Dalka Sweden iyo Dalalka kale ee ku noolyihiin Somalida ayaa bari waxay u tahay Maalin Ramadaan.

Warbaahinta somaliska ayaa dhankeeda idinkugu Hambalyeyneysa dhalashada Bisha Ramadaan iyadoo Shacabka Somaliyed ka codsaneysa iscafin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here