Home News in English Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

0

Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub.

Sharciga ayaa dhigaya in Ciidan loo sameeyo Xaduuda Wadamada Yurub kuwaasi oo tiradooda gaaraya 10,000 kun oo Ciidan gaar ah kuwaasi oo qabanaya shaqooyin kala duwan.

Shaqooyinka sida qaaska u qabanayaan waxaa kakid ah Ilaalinta soo galootiga sida Sharci darada kusoo dhaafaya Xaduuda iyagoo samneeya baatritaano ay kamid yihiin waydiinta Aqoonsiga Dadka laga shakiyo markaasi.

Xaruunta Ciidanka ayaa laga dhigayaa Caasimada warsow Halkaasi oo maraakiibta iyo diraadaha ay ka hoolgalayaan iyadoo tirada ciidanka la dhamestirayo bilowga 2020.

Wadamada xooga ugu badan lasaarayo waxaa kamid ah Dalka Gariiga halkaasi oo qaxooti badan kasoo gudbaan sanadihii u danbeeyay oo Qaxootiga aad u kordheen.

Somaliska Brusells

Xigasho/Alkompis

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here