Home Wararka Maanta Kuleelka Sweden oo kordhaya Xili Qabowga uu yaraanayo marka loo eego Wadamada...

Kuleelka Sweden oo kordhaya Xili Qabowga uu yaraanayo marka loo eego Wadamada kale ee Aduunka

0

Kuleelka ka jira Dalka Sweden ayaa si dhaqso ah u sii kordhaya marka loo eego wadamada kale ee ka tirsan Yurub laga soo bilaabo sanadkii 1861 ilaa 2018 kuleelka ayaana gaaray 1.7 degrees.

Xawaaraha kuleelka sweden ayaa labo laab ah marka loo eego wadamada kale ee aduunka waxana celcelis ahaan lagu sheegay 0.7 degrees.

hadii uu sidaasi u kordho temperature-ka sweden waxaa hoos u dhacaya qabowga caadiga ee wadanka ka jira sida uu aamin sanyahay Erik Kjellström oo ah qabiir dhanka cimilada ah.

ugu danbeyn dalka Sweden ayaa helay kuleelkii ugu weynaa sanadkii lasoo dhaafay taasi oo keentay in dadka ku nool dalka ay qaarkood u dhinteen halka wadanka oo dhan laga waayay marwaxadaha la isticmaalo.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here