Home Wararka Denmark Dorashada Barlamaanka Dalka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc ah oo...

Dorashada Barlamaanka Dalka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc ah oo kaliya.

0

waxaa socota ololaha xisbiyada Dalka Finland ugu jiraan doorashada barlmaanka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc oo kaliya iyadoo xisbiga Socialdemokraterna uu hogaaminayo xisbiyada ku loolamaya kuraasta barlamaanka kadib markii la sameeyay fikrad aruurin ku aadan doorashada barlamaanka.

codeen ay qabatay shirkada Yle ayaa lagu ogaaday in xisbiga Socialdemokraterna (SDP) uu kaalinta ugu horeysa uu kaga jiro doorashada la filayo halka kaalinta labaad ay ku tartamayaan  xisbiyada kala ah Centerpartiet (C) iyo konservativa Samlingspartiet (Saml).

Xisbiga SDP ayaa helay 21.3 percent isagoo saro ugu kacay 1.2 waxana la filayaa in dagaal adag ay xisbiyada ku galaan dhanka kuraasta barlamaanka oo ah halka ugu muhiimsan.

Somalida ku nool dalka Finland ayaa si aad ah indhaha ugu heysa doorashada Barlamaanka dalkaasi iyadoo la filayo isbadal ku dhaca hogaanka dalka si fursad u helaan somali badan oo dalkaasi ku nool kuwaasi oo mudo dheer aanan helin wax sharci ah lakin doorashada kadib ayaa la filayaa in ay helaan rajo feecan.

Somaliska Helsinki

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here