Home Wararka Denmark Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan...

Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan Norway iyo Denmark oo galay.

0

Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan  loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka helaan Dalka.

Baritaan ay sameeyeen Labada Urur ee kala Ah US iyo World report ayaa muujineysa In Dalka sweden uu ku Wanaagsan yahay Nolosha Dhanka Haweenka Sidoo Kale Denmark ayaa gashay Kaalinta Labaad lakin Norway ayaa gashay Booska Afaraad Halka Finland ay gashay booska 6 aad.

Dalka ugu Xun ee Haweenka ku noolaan karaan ayaa lagu sheegay Dalka Myanmair oo ku yaalla Qaarada Asia.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here