Home Wararka Denmark Denmark Waalidka Caruurta ku Qasba Joogitaanka Guriga oo 3 Sano Xabsi ah...

Denmark Waalidka Caruurta ku Qasba Joogitaanka Guriga oo 3 Sano Xabsi ah lagu Xukumi karo.

0

Dowlada Denmark ayaa dooneyso hirgalinta Hindise Sharciyeed dhigaya in waalidka Caruurta ku celiya guriga la xiro mudo Sadax Sano ah taasi oo ay soo dhaweeyeen Ururada u dooda Xaquuqda Caruurta halka Qareenada Dalka ka jira ay kasoo horjeesteen Sharciga oo lagu tilmaamay mid dhibaato keeni kara.

Qorshaha Sharciga ayaa ah mid loogu tala galay in lagu difaaco Caruurta loo geesto dhibaatada xun ee la abuse-gareyo lakin waalidka ayaa lagu sheegay in xaq u yeelan karaan cilinta caruurta ee guriga.

Wasiirada Cadaalada Denmark ayaa dhankeeda waxay sheegtay Sharciga uu ula jeedkiisa yahay mid waalidka xabsi ku muteensan karo hadii caruurtooda soo bandhigaan ama soo sheegaan.

Ururka u dooda Xaquuqda Caruurta ee ( Børns Vilkår ) ayaa soo dhaweeyay Sharciga kaasi oo la filayo in uu bilowdo Bisha March bilowgeeda.

Dowlada Denmark ayaa Sanadihii u danbeeyay soo bandhigtay Sharciyo badan kuwaasi oo quseeya Qaxootiga ku sugan Dalka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here